Taliyaha Booliska Puntland oo ka hadlay iska horimaad ka dhacday Garoowe (Daawo)
(June 20, 2023)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay xaalada amni ee caasimadda Garowe iyo iska-hor-imaadyadii maanta dhacay oo howlgaladoodii lasoo gaba gabe