Wareysi: Cali Jeyte “Gudoomiyhii hore ee gobalka Hiiraan”

June 26, 2023 - Written by Editor

Baladweyne:-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cusmaan oo dhawaan xilka laga qaadey ayaa shalay magaalada Beledweyne ka sheegey in madaxweyne loogu doortey kulan ka dhacay magaalada.

Cali Jeyte, oo horey ugu gacan sayray xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe, ayaa sheegey in ay dadka reer Hiiraan xilkaasi u doorteen.

Falastiin Axmed Iiman, ayaa ugu horeyn weydiisey kulanka Beledweyne iyo waxa ka soo baxay?

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online