Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda ka taagan doorashada Puntland
(December 30, 2023)
Garoowe:-Nidaamka doorasho ee maamulka Puntland ayaa toddobaadyadii ugu danbeeyey laga dareemayey kacsaan siyaasadeed oo si weyn ugu dhexeysa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo siyaasi
Madaxweynaha JFS oo Tacsi u diray qoyska, qaraabada Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed
(December 30, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan
Warmurtiyeed laga soo saaray Shir uga socday DFS iyo Somaliland dalka Jabuuti.
(December 30, 2023)
Jabuuti:-Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 - 29 December 2023 is
Maamulka Halgan.net oo tacsi u diray dhamaan eheladii Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf
(December 30, 2023)
Muqdisho :Inaalillaahi  waa inaa ileyhi Raajicuun waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday  allaha u naxriistee Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf oo ka mid ahaa culumada ugu waaweyn Soomaaliya S
Furitaanka Masjidka Al Tawxiid Ee Copenhagen iyo Muxaadaraadkii Culumada ka jeediyeen(Masawiro+Vedio)
(December 24, 2023)
Waxaa si rasmi ah loo furay Masjidka Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee dalka Denmark waxaana alle mahadsiisa la furay Markazka Cusub ee Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen. Culumada iyo waxag
SSC-Khaatumo oo ku dhawaaqay Go’aamada masiiriga ee dhinaca Siyaasada iyo Doorashooyinka Puntland.
(December 23, 2023)
Garoowe:-Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaan aysan ka qeyb gali doonin arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go'aan rasmi ah oo ka soo baxay isim
Furitaanka Masjidka Al Tawxiid Copenhagen Denmark(Masawiro + Video
(December 23, 2023)
Copenhagen:-Waxaa shalay si rasmi ah loo furay Masjidka Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee dalka Denmark waxaana alle mahadsiisa la furay Markazka Cusub ee Al Tawxiid ee magaalada Copenhagen.
Madaxweynaha JFS booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt
(December 19, 2023)
Kuwait:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay Amiirka dalkaas Mudane Sheekh Mishcal Al-Axmed
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada oo kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka
(December 19, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Golaha Wakiillada Puntlan
Madaxweynaha Dowladda Puntland,Madaxweyne ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo caawa kulan la qaatay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka
(December 18, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudan

Next Page »