Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland

June 18, 2023 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland ee 54-aad, halkaasi oo uu kulan dardargelin amni ah Kula qaatay Saraakiisha Ciidanka Qalabka Sida ee Dowladda Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xarunta , sida Ceelka Biyaha ee loo dhisay Taliska, Qeybta Fanka iyo Suugaanta ee xarunta oo Kooxda Horseed ee Ciidanka Daraawiishta ay kusoo bandhigeen sugaan ku saabsan baraaruga Dowladnimada iyo horumarka Dalka ka socda .

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

——–DHAMMAAD—–

Comments are closed.

Archives
June 2023
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online