Qarax saaka ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari[Masawiro]

December 5, 2013 - Written by Editor

1Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegay in qarax lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidanka badda Puntlland xili ay marayeen Inta u dhexeysa Hotelkii hore ee Daru-Salaam iyo Hotel Imaraat. Qarax ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen dad badan oo rayid ah maadaam goobta ay tahay meelaha ugu mashquulka badan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, dhimashada ayaa ilaa hadda la sheegayaa in ay gaarayso ilaa 4 qof halka dhaawacu uu ka badan yahay ilaa 30 qof.

Qarax ka dhacay saaka magaalada Boosaaso ayaa ku soo beegmay xili maalmo ka hor 2 nin oo Ajnabi ah lagu qabtay magaaladaa Garoowe kuwaas oo laga hellay xog sheegaysa in ururka Al-shabaab ay weerari doonaa Saldhiga weyn ee magaalada Boosaaso iyo in qaraxyo is miidaamin ah ay ka geysan doonaa magaalada Boosaaso iyo Garoowe.

no images were found

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online