Kaalin intee le’eg ayey ku leeyihiin dhalinyaradu horumarka Soomaaliya Sh.Cali Wajis.[Daawo]

December 6, 2013 - Written by Editor

vlcsnap-2013-12-06-11h04m35s206Nairobi :-Waxaa maanta idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu soo jeediyey Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis oo ka mid ah culimada Soomaaliya oo safar dacwo ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis ayaa waxaa uu muxaadaradaan ka jeediyey Masjidka weyn ee Al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxaan uu Sheekhu uu muxaadaradiisa uga magacdaray ”Kaalin intee le’eg ayey ku leeyihiin dhalinyarad Soomaaliya horumarka dalka Soomaaliya.”

Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday qaabka ay dhalinyaradu u horumarin karaan dalkooda iyo weliba khatarta ka imaankarta haddii dhalinyarad loo adeegsado in lagu dumiyo dalkooda. Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis ayaa xusay in dagaaladii sokeeyey ee ka dhacay Soomaaliya iyo kuwa hadda ururka Al-shabaab ay ka wadaan Soomaaliya ay ku dhintaan oo kaliya dhalinyaro oo ay madaxda iyo odayaashu aysan iyagu dagaalka gelin.

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Sh Cali Maxamuud Xassan Sh Cali Wajis

Yaasiin Cabdi Axmed
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online