Sirtu waa Amaano Sh Cabdullaahi Sh Xambali Xaaji (Dhageyso)

December 10, 2013 - Written by Editor
XanbaliLondon:-Waxaa wiigagii la soo dhaafay socday muxaadaraad uu galay Sh Cabdullaahi Sh Xambali Xaaji Cabdisuldaan, sheekhu wuxuu muxaadarooyinkan ka galay Qolka Banaatul Muxsanaat ee ka mid ah Qolalka Dacwadda Salafiyadda laga faafiyo ee ku yaalla Teleconferenceka USA, Canada iyo Europe. Waxaa muxaadaraadkaas dhagaysanayay dad gaadhaya 1300 oo dumar ah.
Sh Cabdullaahi Sh Xambali wuxuu ugu horeyn ku bilaabay muqadamadda muxaadarooyinkaas inuu fasiro ereyga Sir maxaa la yiraahdaa, wuxuu kaloo sheekhu si aad qoto dheer ugu dheeraaday inuu uu walaalihii dhagaysayay muxaadaradda u sharaxo siyaabaha kala duwan ee sirta u fakan karto.
Sheekha oo wali wadda muxaadarooyinkaas, waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa Muqadimadii iyo Qaybtii 1aad ee muxaadarooyinka silsiladda ah.

Waxaan u mahad celinaynaa Allaah swt na solansiiyay inaan ka faaiidaysano Sh Cabdullaahi Sh Xambali, walaalihii noo soo xidhay sheekha aad bay u mahadsan yihiin, waxaan kale oo u mahad celinaynaa Bahda halgan oo mar walba u taagan inay khayrka kala qayb galaan walaalahooda meel walba iyo goor walba oo ay joogaan

السر أمانة Muxaadarii oo qoraal ah

Hoos Ka Dhageyso Hordhaca Muxaadarada Sh Cabdullaahi Sh Xambali Xaaji Cabdisuldaan

Muxaadara Sirtu waa Amaano Sh Cabdullaahi Sh Xambali Qeybii koowaad

Halgan.net
Abu Ahmed

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online