Sheekh Axmed Cabdisamed oo gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land.

December 10, 2013 - Written by Editor

IMG_0003Hargeysa:– Sheekh Axmed c/samad oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa booqasho dacwadeed oo uu baryahanba ku marayey degaanada laascaanood,Buuhoodle,Burco,iyo meelo kale ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa ee xarunta S/land.Sheekh Axmed Cabdi samed ayaa waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Hargeysa culumada iyo ducaada waxaana uu booqasho ku tagay

1-Markazka al-Saxaaba
2-Markazka umu Al-khayraat waxaana la filayaa in uu muxaadaro ka jeedsho galabta Inshalaah
Sheekh Axmed Cabdi Samed ayaa waxaa la filayaa in booqsho ku tago magaalooyinka Gabiley ,iyo Owdal waxaana uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa masuuliinta xarumaha dacwada iyo culumada iyo ducaada ku dhaqan Gabiley ,iyo Owdal.

Musasat Al-Karam
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online