Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Galbeedka (Dhibaatooyinka haysta iyo Xalka)
December 21, 2013 - Written by EditorSeattle,WA:-Waxaa lagu qaban doonaa Magaalada seattle ee gobalka WA,Kulan diimeedkii Golaha Imamyada kaas oo sanadkan marti loo yaahay Jaaliyadda Somaliyeed ee gobalkaasi gaar ahaan magaalada Seattle.
Culimada kasoo qayb gali doonta iyo faahfaahin dheeri ahba ka daalaco Warqadda Xayeysiiska ee Hoos taalla.
Halgan.net
Seattle