Hay’adda Haro iyo Guddiga culimada oo maanta qeybiyey 650 neef oo ari ah(Masawiro)

December 24, 2013 - Written by Editor

DSC03492Garoowe:-Hay’adda Haro oo ka mid ah hay’addaha ka shaqeeya arrimaha bulshadda iyo hormarintooda ayaa  waxaa ay u qeybiyeen qoysaskii ku cayroobay duufaantii dhawaan ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland.

Gudomiyaha Hay’adda Haro Cali Xaji CabdiNuur  ayaa sheegay in la galay qeybtii labaad ee gurmadka taas oo ay Hay’adda Haro  ay bilaawday in ay xoolo u goyso dadkii cayroobay duufaantii dhawaan ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland.

Hay’adda Haro ayaa sidoo kale booqasho ku tagay  iskuulka indhoolayaasha ee Albasar oo ku yaala magalada Garowe waxaana Gudomiyaha Hay’adda Haro Cali Xaji CabdiNuur  ay u guur galay xaalada waxbarasho iyo nolasha iskuulka Al-basar

Gudoomiyaha Hay’adda Haro Cali Xaaji ayaa sidoo kale booqday socdaal Hooyo,cunug ay dhashay iyo aabaheed oo dhimirka ka xanuunsan kuna sugan duleedka tuulada Jalam ee Gobalka Nugaal waxaana uu dadweynaha Soomaaliyeed ka codsaday in la soo gargaaro.

no images were found

Hay’adda Haro ayaa  guddiga culimada waxaa ay ku wareejisay  650 neef oo ari ah, waxaana maanta loo qeybiyey duufaantii dhawaan ku dhuftay deegaano ka tirsan Puntland.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online