Mu’asasada Al-irshaad oo deeq gaarsiisay gobolka Shabeelada Dhexe.[Masawiro]

December 31, 2013 - Written by Editor

01Jowhar:-Mas’uuliyiinta mu’asasada dacwada & hurumarinta safa ayaa waxaa u suura gashay  inay booqasho & qeybin gargaar u tagaan gobolka SHABEELADA DHEXE degmadiisa jawhar iyagoo halkaas kasoo qeybiyey deeq raashin ceyriin ah oo ay soo direen Mu’asasada al-irshaad  & maraakizta dacwada & masaajida ku yaal wadanka ingiriiska UK.

Deeqdaas oo ahayd markii hore deeq lacageed oo gaareysa $ 10,000  toban kun oo doolar ayaa waxaa lagu gaday raashin ka kooban bariis, bur, & saliid oo loo qeybiyey dadka kusoo bara kacay degmada jawhar oo ey saameyn xun ku reebtay fatahaada balaaran ee ka dhacday deegaankaas.

Qaabkii loo fuliyey deeqdii ka timid m.irshaad.

Sidaan kor ku xusnay lacagta ay soo direen walaalaha waxaa lagu gaday raashin ka kooban bariis,bur,& saliid waxaana looqeybiyey ilaa lix boqol oo qoys waxayna hawshaas ku dhamaatay jawi aad u wanaagsan .

no images were found

Halkaan ka eeg Warbixnta deeqda laga gaarsiiyey degmada Jowhar oo dhamaystiran

Mu’asasada al-irshaad  &
maraakizta dacwada ee UK

 

Leave a comment

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online