Puntland oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo

November 22, 2015 - Written by Editor

plGaroowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in maleeyshiyaad beeleed ka soo jeeda Gal-Mudug ayaa saaka abaaro saacadu markay ahayd 8:30 AM waxaa ay weerareen shaqaale rayid ah oo ku howlanaa dhisme wado ah oo ku taal W/Gaalkacyo ka dibna waxaa ay Madaafiic ku rideen qaybo ka mid ah xaafadaha Waqooyiga Gaalkacyo.

Hoos ka eeg warmurtiyeed dowladda Puntland ay ka soo saartay Dagaalka magaalada Gaalkacyo

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online