Warbixin Madrasada Al-khayraat ee ku taal magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.(Video+Sawiro)
(April 4, 2012)
Kismaayo:-Waa warbixin kooban oo ku saabsan Madrasada Al-khayraat ee ku taal Magaalada Kismaayo ee xarun ta Gobolka Jubada hoose Madrasada Al-khayraat ayaa waxaa dhigta arday fara badan waxaana la a
Daawo Video laga soo duubay Qaraxii lagu khaarajin lahaa Ra’iisul Wasaaraha DFKM
(April 4, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisulwasaaraha DFKM Dr.C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ayaa maanta waxaa uu si dirqi ah uga badbaaday qarax lagu khaarajin lahaa qaraxaas oo ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiya
Raiisul wasaaraha DFKM Prof Gaas oo ka hadlay qaraxii lagu khaarajin lahaa
(April 4, 2012)
Muqdisho:-Raiisul wasaaraha DFKM Prof Cabdieli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu shir jaraa'id oo ku qabtay dhawaan magaalada Muqdisho uu uga waramay qarax maanta ka dhacay Tiyaatarka xili ay ka socotay
Qarax lagu khaarajin lahaa Ra’iisulwasaaraha DFKM oo ka dhacay National Theatre
(April 4, 2012)
Muqdisho:-Ra'iisulwasaaraha DFKM Dr C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ayaa maanta waxaa uu si dirqi ah uga badbaaday qarax lagu khaarajin lahaa qaraxaas oo ka dhacay Golaha Murtida iyo Madadaalada halkaas o
Dagaal ka dhacay Degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool
(April 4, 2012)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka socdo Degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ay ciidamada Al-Shabaab ay weerar ked