Ogeysiis:Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network oo caawa Nadwo qabanaya
(February 16, 2013)
Yemen:-Qolka Somali Islamic ALTaqwa Network ayaa caawa waxaa uu qabanayaa Nadwo ay ka qeyb gali doonaan culumo tiro badan taas oo looga hadli doono dilk Sheekh C/qaadir Nuur Faarax waxaana ka qeyb qaa
Culumada iyo Ducaada DARUL-HIJRA oo tacsi u diray eheladii Sheekh C/qaadir Nuur
(February 16, 2013)
ILAAHAY BAA NA LEH , ISAGA AYAANAN U NOQONAYNAA, ALLAH WUXUU LEEYAHAY WUXUU QAATO IYO WUXUU BIXIYABA, SHAY KASTANA AGTIISA WUXUU KU LEEYAHAY WAKHTI GO’AN “ INTAA KA DIB , MARKAZKA DARUL-HIJRA ISL
Mahad Naq iyo Bogaadin Dhamaan culumada iyo Ducaadii la soo xiriiray Halgan.net
(February 16, 2013)
Waxaan halkaan uga mahad celineynaa dhamaan culumadii iyo Ducaadii iyo wiliba dadweynaha faraha badan ee Emailada xaddhaafka ah u soo diray Shabakada Halgan.net iyaga oo ka tacsiyeynaya dilkii Foosha
Culimada iyo Madaxda Ururka UWSLF oo ka tacsiyeeyay geeridda Sh C/qaadir Nuur Faarax
(February 16, 2013)
Jigjiga:-Madaxda iyo culimada ururka UWSLF ee nabadda qaatay waxay tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, asxaabtii,iyo guud ahaanba bulshada  soomaaliyeed iyo umadda muslimka ah geerida ku timid
Culimada Soomaaliyeed oo loogu baaqay in ay foojignaadaan ka dib dilkii Sheekh C/qaadir
(February 16, 2013)
Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ku socda dil iyo handadaad, iyadoona ay soo baxayaan baaqyo loogu digayo Culimada.Markii uu soo baxay warkii naxdinta lahaa ee dilkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax, isla ma
Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah Sheekh C/qaadir waxaa dilkiisa ka Danbeeyey Ururka Al-Shabaab
(February 16, 2013)
Boosaaso:Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wassunnah oo uu ka mid ahaa Sheekh C/qaadir Nuur Faarax ayaa Bayaan ka soo saartay dilka Shalay loogu geystay magaalada Garoowe gaar ahaan Masjidka Al-Bedar xi
Culimo fara badan oo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal
(February 16, 2013)
Garoowe:-Waxaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntlland gaaray culimo badan oo Soomaaliyeed oo ka kala timid Gobollada dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa, Burco , Laascaanood ,Boosaaso
Madaxweynaha JFS oo Tacsi y diray Ehelada iyo Qaraabada Sheekh C/qaadir Nuur Faarax
(February 16, 2013)
Inaa-Lilaahi Waa Inaa Ilaahi Raajicuun Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa ku tilmaamay dilkii loo geystay Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax mid aad looga naxo
Sheekh Maxamuud Sh Xassan oo ka hadlay dilkii Sh Cabduqaadir Nuur Faarax.[Daawo Video]
(February 16, 2013)
Sheekh Maxamuud  Sh Xassan oo  ka mid culimada iyo ducaada ku nool dalka Danmarka  ayaa kulan uu maanta la qaatay dhalinyaro Soomaaliyeed oo uu darsi u jeedinayey waxaa uu ka hadlay dilkii foosha x
Madaxweynaha Puntland dilka Sh Cabduqaadir Nuur waxaa ka danbeeyeye Al-shabaab.[Dhagayso]
(February 16, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaah Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Faroole ayaa caawa saxaafada kula hadlay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe isagoo ka tacsiyeeyey dilkii foosha xumaa ee maanta lagu khaarajiyey Sh Cab

« Previous Page