Bayaan ka soo baxay Golaha Shuurada Ee Majliska Al-Bayaan (Akhriso)
(April 21, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo ah maalin Isniin ah bishana ay tahay 21/04/2014, 10kii aroornimo ku qabtay shir jaraa,id xarunta albayaan ee Johannesburg gudiga fulinta ee majliska albayaan, ayagoo shee
Afhayeenka Baarlamaanka DFS oo tacsi u diray ehelada Xildhibaan Isxaaq Riinoow
(April 21, 2014)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Isxaaq Maxamed Cali Riinoow oo maant
Ciidamo iyo Gaadiid kasoo goostay S/land oo soo gaaray Garoowe (Masawiro)
(April 21, 2014)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa soo gaaray saraakiil iyo ciidamo ka soo gostay Maamulka S/land kuwaas oo fariisimo ku lahaa deegaanka Carmaale ee gobalka Sanaag. C
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyey dilkii Xildhibaan Isaaq Maxamed
(April 21, 2014)
Muqdisho, April 21.2014—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacisyeey dilkii loo geystay Allaha u naxariistee Xildhibaan Isaaq
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey dilka xildhibaan Isaaq Riino
(April 21, 2014)
Mogadishu:-Madaxweynaha JFS Soomaaliya‬ Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladda, asxaabta, baarlamaanka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariist
Suldaan Caamir Cabdidhuux oo lagu dilay magaalada Kismaayo
(April 21, 2014)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka lagu dilay gudaha magaalada Suldaanka Beesha Shiikhaal Suldaan Caamir Cabdidhuux xili uu suldaanka fa
Xildhibaan Isaaq Maxamed Riino oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(April 21, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhow qarax miino  lagu dilay xildhibaan ka tirsan DFS oo lagu magacaabo Isaaq Maxamed Riino waxaana qaraxa uu ka dhacay  degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka
Raisulwasaaraha DFS oo tababar u furay shaqaalaha wasaaradda Cadaaladda(Masawiro)
(April 21, 2014)
Moqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ka furay simnaar aqoon kororsi ah oo
Sh Cabdirisaq Sugulle oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Alhuda.[Video]
(April 21, 2014)
Finland:-Sheekh Cabdirisaaq Sugulle oo ka mid ah culumada Masjidka Alhudaa Helsinki ee dalka Finland ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay Dhisida guri muslim ah iyo