Madaxweyne Farmaajo oo qaabbilay madaxa siyaasadda iyo nabadeynta ee Xafiiska Xoghayaha Q M
(January 31, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa ku qa
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Safiirada dalalka Caalamka ee Soomaaliya. (Masawiro)
(January 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Safiirada
Ciidanka Puntland oo Garoowe Soo Gaarsiiyey Maxaabiis Tira badan
(January 31, 2019)
Ciidanka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland soo gaarsiiyey maxaabiis kala duwan oo ay ka soo qaadeen magaalada Gaalkacyo kuwaas oo lagu eedeeyey in ay amaanka wax u
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kulamadii miro-dhalka ahaa ee Garoowe
(January 29, 2019)
Muqdisho, Jan. 29, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad G
Madaxweynaha Jubaland oo soo gaba gabeeyay Safarkii uu ku tagay Garoowe (Masawiro)
(January 29, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland kadib safar uu ku tagay Magaalada Garowe halkaa
Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya.[Masawiro]
(January 29, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 29 Janaayo 2019 sagootiyey Madaxweynaha dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo w
Madaxweyne Farmaajo “Geeddi-socodka dowladnimadu waa mid u baahan midnimo, wada-tashi iyo isu-tanaasul”
(January 29, 2019)
Garoowe, 28 Jan. 2019: Shirarkii wadatashiga ahaa ee ka socday magaalada Garoowe kuwaas oo u dhexeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mad
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madxtooyada Garoowe Ku Qaabiley Qunsulka Cusub ee Itoobiya u Fadhiya Puntland.[Masawiro]
(January 29, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 January 2019 qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Qunsulka Cusub ee Itoobiya u fadhiya Dowlad
Madaxweynaha Puntland oo U Mahadnaqay Madaxdii ka soo qeyb gashay xafladii Caleemasaarkiisa (Daawo)
(January 28, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Dani ayaa maanta 28 Janaayo 2019 mahad balaadhan u jeediyey Madaxweynaha
Madaxweynaha Puntland oo Quraaac Sharafeed u Sameeyey Madaxweynaha DFS iyo kuwa Maamulada Dalka
(January 27, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka 27 January 2019 quraac Sharafeed ugu sameeyey qasriga Madaxtooyada Puntland Madaxweynaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya

Next Page »