DFS oo beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweyne Shariif

March 24, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafdeed ay soo saaratay wasaaradeeda amniga waxaa ay beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay wsaaarasa amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

A/cawale
Halgan.net

Comments are closed.