Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta Dawladda Puntland oo kulmay
(March 9, 2020)
Garoowe:-Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay Caasimada Dawladda Puntland ee garoowe waxaa kulan ku yeeshay madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Warfaafinta Dawladda Puntland. Kulankan waxaa ka
Cawad oo ka hadlay xiisadda Somalia iyo Kenya.[Dhagayso]
(March 9, 2020)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay xiisadda ka dhex oogan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka xuduudda. Cawad ayaa sheegay i
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
(March 9, 2020)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya Xubno k
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.(Masawiro)
(March 9, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehelinayo Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda, Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash ayaa Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoow