DFS oo beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweyne Shariif
(March 24, 2020)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafdeed ay soo saaratay wasaaradeeda amniga waxaa ay beenisay in ay weerar ku tahay guriga madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Soomaaliya Sh Shariif
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo booqday Tukaraq
(March 24, 2020)
Tukaraq:-Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray, Fariisimaha Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq ee Gobolka So