Shirweynaha Wadatashiga Puntland oo maalintii 3aad ka Socda magaalada Garowe.

March 17, 2020 - Written by Editor

Shirweynaha Wadatashiga Puntland oo maalintii 3aad ka Socda magaalada Garowe waxaana halkaas laga jeediyey khudbado badan
Hoos ka Daawo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaciil oo ka hadlay xiriraanka shirwaynaha wada tashiga Puntland.

Hoos Ka Daawo Boqor Cabdilahi Maxamed oo ka waramay qaabkii Puntland loo dhisay talooyina siiyey madaxda DFS iyo Puntland

Hadal-jeedinta Wasiirka kalluumaysiga XFS Cabdillahi Bidhaan Warsame ee gaba-gabada shirweynaha wadatashiga Puntland.

Hoos ka Daawo Live Shirka wadatashiga dowlada Puntland maalintiisa 3aad waxaan la filayaa in la soo xiro maanta.

Comments are closed.