
(November 8, 2011)
Yemen:-Wararka naga soo gaaraya caawa Markazkii ugu weynaa ee Salafiyiinta ee magaalada Damaaj ee dalka Yemen ayaa sheegaya in ay weerar ku soo qaadeen Markazka daarul Xadiis kooxda Raafidada ah ee

(November 8, 2011)
Muqdisho:-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsiga Mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Cirka, Dhulka iyo Badda Mudane Aadan C/llaahi Aadan ayaa ma

(November 8, 2011)
Nairobi:-Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kipaki ayaa waxaa uu si rasmi ah u sheegay in howlgalada ciidamada Kenya ay ka wadaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobalka J/hoose ay sii socon doonaan .

(November 8, 2011)
Ma yara dabinada la inoo qoolay oo aynu badankooda ku dhacnay, walina aynaan ka bixin iyo kuwa aynu hadda ku sii soconoba. Iyada oo muddo aynu ku jirnay laandayro marar kala duwan ina la kacay, xargo

(November 8, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa saaka qarax miino lagu weeraray guddoomiye ku-xigeenkii gobolkaMudug Farxaan Cali Xirsi xili uu marayey wado marta gurigii uu deganaa , qaraxmiinada ah ayaa waxaa ka badbaadeyy gudd
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|