Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul Sheekh C/raxman Abyad.(Dhageyso)
(February 29, 2012)
Denmark:Waxaan caawa u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net Kitaabka Usuul Min Cilmil Usuul ee uu ilifey Sheekh Maxamed Saalax Cuthaymiin Raximahulaah waxaana Kitaabka noo akhrin doona Sheekh C/r Tacsi:-Maxamed Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo
(February 29, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa allaha u naxariistee ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Maxamed Jaamac Warsame Islaan oo in muda ah xanuunsanaa waxaana alle ugu baryeynaa in uu samar iyo iim
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/DSC00091.jpg)
(February 29, 2012)
Sweden:-Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo maanta soo gaaray magaalo madaxda Stockholm ee dalka Sweden ka dib markii uu soo dhameystiray booqasho uu maalmahan ku joogey Norway. Wakaalada Wararka ee AFP oo beenisay qabshada Max’med Mukaawi Seyful Cadli
(February 29, 2012)
Qaahira:-Wakaalada Wararka ee AFP ayaa beenisay qabshada Max'med Mukaawi Seyful Cadli oo ka mid ah madaxda sare ee Ururka Al-Qacida taas oo saaka ay faafisay qabashadiisa Tv Al-Jazeera iyo Tv Badan oo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/seyfulcadli.jpg)
(February 29, 2012)
Qaahira:-Wakaaladaha warar ee Caalamka ayaa ilaa saaka waxay isla dhexmarayaan in gacanta lagu dhigay oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee dalka Masar Max'med Mukaawi Seyful Cadli oo ka mid ahaa sar Wasiirka G/dhiga ee DFKM Xuseen Carab Ciise iyo wafdi la socda oo gaaray Baydhabo
(February 29, 2012)
Baydhabo:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka gaashaandhigga ee DFKM Xuseen Carab Ciise iyo ayaa goordhaweyd ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana si diiran lo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/uurdoox.jpg)
(February 29, 2012)
Taariikha Mashruuca Islaamiga ah ee Soomaaliya Allaah wuxuu yidhi:﴿وَقُلِ اعْمَلُوا فَسَيَرَى اللَّـهُ عَمَلَكُمْ وَرَسُولُهُ وَالْمُؤْ
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/jeele.jpg)
(February 28, 2012)
Muqdisho:-Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamanka DFKM ayaa waxaa dusha uga tuuray dilka Agaasimihii hore ee idaacada Somaliweyn Marxuum Abuukar Max’ud Kadaf DFKM .Salaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/Abukar_Kadaf.jpg)
(February 28, 2012)
Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho agaasimihii hore ee idaacada Somaliweyn Abuukar Maxamed Kadaf waxaana dilay laba dhalinyaro ah oo ku hubeysan bistoolado waxaana lagu dilay agaasi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/02/gaari.jpg)
(February 28, 2012)
Bosaaso:-Ciidanka amaanka magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa maanta waxaa u suurta gashay in ay qabtaan gaari u rarnaa Buuraha Golis gaarigaas oo ah nooc loo yaqaan Fuusaha oo ay sheegeen
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|