Wasiirkii Ganacsiga ee xukuumadii Farmaajo Maxamuud Cabdi Garweyne oo la dilay
(July 16, 2012)
Muqdisho:-Warar goor dhaweyd naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay Wasiirkii Ganacsiga ee xukuumadii hore ee Raisulwasaare Farmaajo Maxamuud Cabdi Garweyne waxaana wasiirka uu

(July 16, 2012)
Burma:-Muslimiinta ku nool dalka Burma ayaa waxaa lagu hayaa xasuuq iyo isir naceyb aad u baahsan waxaana wararka ugu danbeeyey ee laga helayo hay,adaha gaalada ee sheegta in ay ilaaliyaan xaquuqada b

(July 15, 2012)
Garoowe:-Dowradii maamulayaasha macaahida shareecada ee dalka Soomaaliya uga socotay magaalada Garoowe ayaa gashay maalinteedii 3aad iyadoona ay si habsami lehna uga socota masjidka weyn

(July 15, 2012)
Addis Ababa :-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed iyo wafdi uu horkacyo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana uu ka qeyb galayaa Shir madaxeedka Midowga Afrika oo Diyaarado ay leedahay dalka Kenya oo duqeeyey deegaano ka tirsan J/hoose iyo Gedo
(July 15, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal oo ay leedahay dowlada Kenya ay duqeyn ka geysteen shalay deeganka Hoosingow oo ka ti

(July 14, 2012)
Nairobi:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya culimo'udiin Soomaaliyeed oo ka kala yimid gudaha dalka Soomaaliya , dalka Sacuudiga ,wadanka Ingriiska iyagoo

(July 14, 2012)
Muqdisho:-Sirdoonka Dowlada Faransiiska ayaa sheegtay inuu weli nool yahay, Denis Allex oo ah sarkaal ka tirsan dowlada Faransiiska kaas oo tababar siin jiray ciidamada DFKM waxaana lagu afduubay

(July 14, 2012)
Leicester:-Maalinimaddii Arbacada oo ay taariikhdu aheyd 11/07/2012 waxaa ka dhacday magaalada Leicester xaflad casho sharaf ah oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leiceste

(July 13, 2012)
Yemen:-Dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka Yaman ayaa waxa la soo daristay dhibaatooyin iyo cabsi xoog leh.Soomaalida ku nool gobolada kala duwan ee dalka Yaman, iyo kuwa qoxootinimada u galaya Ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Degmada Balcad.
(July 13, 2012)
Balcad:-Ciidamada DFKM ayaa maanta howlgalo ka sameeyey Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo ay haatan gacanta ku hayaan ciidamada DFKM iyo kuwa AMISOM . Howlgalada ay samee
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|