Xilibaano lagu muransanaa in ay ka mid noqdaan Golaha Baarlamaanka DFS oo loo ogolaaday
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Cod bixin gacan taag ah oo ka dhacday Iskuul Buluusiyo oo ay ku dhacayso doorashada Madaxweynaha DFS ayaa Xilibaanda DFS waxaa ay ku ogaaladeen qaar ka mid ah dagaal oogayaashii Muqdishio oo Kulankii Baarlamaanka ee DFS ee lagu dooranayey Madaxweynaha oo Furmay
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa si rasmi ah u furmay Kulankii Baarlamaanka ee DFS ee lagu dooranayey Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu hada ka bilowday Dugisiga Tababarka Jeneral Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaan Xildhibaanada DFS oo ku sii qulqulaya Garoonak Aden Cade ee magaalada Muqdisho
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Waxaa haatan ku sii qulqulaya Garoonka Aden cadde ee magaalada Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka DFS si ay u doortaan maanta madaxweynaha cusub ee DFS waxaana ku tartami doona 24 Musharx. Amaanka Muqdisho oo la adkeeyey iyo doorashada oo bilaabaneysa saaka
(September 10, 2012)
Muqdisho:-Wararka lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in aad loo adkeeyey amaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde iyo xarunta xarunta iskuul bolisiya waxaana la Ogeysiis:Sheekh Maxamed Idirs oo muxaadaro ka jeedin doona Masjid Abu Hurairah
(September 10, 2012)
Ohio:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalaha Muslimiinta ah ee degan magaalada Columbus Ohio iyo nawaaxigeeda in caawa oo ah Axad Sept 9, 2012 ay ka dhici doonto Masjid Abu Hurairah Muxaadaro Diini ah, taaso Musharrixiinta Madaxtinimada DFS oo Ololohoodii ugu dambeeyey ka wada Muqdisho.
(September 9, 2012)
Muqdisho:-Musharrixiinta ayaa maanta xafiisyadooda waxaa ka jira mashquul kii ugu darnaa, iyadoona teleefoon diridda iyo fariin isu gudbinta ay heerkii ugu sareysay gaartay. Sidoo kale Musharrixiin Xarunta Agoomaha ee Laascaanood oo soo Bandhigtay Agoon u baahan in la caawiyo.[VIDEO+SAWIRO]
(September 9, 2012)
Laascaanood:-Waxaa saaka ka dhacday xarunta agoonta ee magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka Sool munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay , laguna soo bandhigay ilaa 55 agoon ah oo kafaalo u ba Guddoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sh Axmed Cabdi Dhicisow oo geeriyooday
(September 8, 2012)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho guddoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow, Sh.Axmed Cabdi Dhicisoow ayaa waxaa maalmihii d Puntland oo ka Digaysa Khalkhalgelinta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.[ War-saxaafadeed]
(September 8, 2012)
Dowladda Puntland waxay si weyn uga digaysa dhaqanada ku salaysayn khalkhalgelinta, musuqmaasuqa, iyo handadaada maalmahaan ugu dambeeya ka socda habka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Dowladda Pun Musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada DFS oo khudbado jeediyey
(September 7, 2012)
Muqdisho:-Waxaa ka socda haatan Xarunta golahaa shacabka ee magaalada Muqdisho khudbado ay jeedinayaan qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada ee dalka Soomaaliya waxaana
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|