Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Dhageyso)
(October 5, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa khudbadiisa Jimacaha uga hadlay Sunanka kowniga ah ee rabi uu kula macaamilo Adoomadiisa waxaana uu Sheekh uu soo sardiyey adilooyinka ku soo aroor
Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda reer Minnesota kuna saabsan Fatahaadii Webiga Shabeele ee Baladwayne.[Sawiro]
(October 5, 2012)
Minneapolis: Waxaa ku dhintay 6 qofood, waxaana ku barakacay qiyaastii in ka badan 3500 oo qoys, ka dib markii roobab xoogan ka da’een gobolka Hiiraan, kaasoo sababay fatahaada wabiga shabelle, wiig
Gudigii Ra’iisul W. Gaas U Magacaabay Masiibooyinkii Ka Dhacay Baladweyn oo la kulmay Hay’adaha Samafalka
(October 5, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta shir isugu yimid Gudigii  wasiiro ah oo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali u magaacabay kasoo talo bixinta iyo isku duba ridka gar-gaarka la gaarsiinayo
Khudbadii Jimacaha ee maanta Difaaca Nabigeena Maxamed صلّي الله عليه وسلّم Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(October 5, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa maanta  khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya  wuxuu uga  hadlay cadaawada ay gaalada u qabto diinta Islaamka iyo Nabigeenii Maxamed   صلّي الله