Abu Xafsa Al-Muritaani oo wareysi siiyey Tv Al-Jazeera kana hadlay arimo Xasaasi ah
(October 24, 2012)
Qadar:-Abu Xafsa Al-Muritaani oo ahaa ninka 3aad ee Ururka Al-Qacida ayaa wareysi Dheer siiyey Tv AlJazeera gaar ahaan barnaamijka  لقاء اليوم  Waxaana uu ka hadlay arimo badan oo khuseysa
Afhayeenka Ururka Raaskambooni C/naasir Seeraar oo ka hadlay howlgalo ka socda Kismaayo
(October 24, 2012)
Kismaayo:-Afhayeenka Ururka Raaskamboni C/naasir Seeraar Maax ayaa waxaa uu ka warbixiyey howlgalo ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu sheegay in la soo qabtay 70 qof oo
Prof. Cabdiweli Gaas oo soo gaaray Garoowe soona maray deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe
(October 24, 2012)
Garoowe:-Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya  Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka soo kici timay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa cagta soo mari
Dhagarqabe Xassan Jaamac Xassan (Xassan Surato) oo ku sugan dalka Malaysia
(October 24, 2012)
Malaysia:-Mid ka mid ah Dhagarqabayaashii qeybta ka ahaa dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sh.Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan ayaa waxaa la ogaaday oo ay soo wargaliyeen qaar ka mid ah jaaliyada Sooomaaliye
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo lagu weeraray Degmooyinka Shalanbood ,Balcad iyo Kismaayo
(October 24, 2012)
Balcad:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ayaa sheegaya in maanta ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM lagu weeraray qaraxyo kala duwan  kuwaas oo ay ka dhasheen khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.