Ogeysiis:-Mareeg Cusub oo ku soo biirtay Hayga Barashada Diinta (somalislamic.net)
(October 26, 2012)
Finland:-Waxaan la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee khayrka jecal in Mareegaha Hayga Barashada Diinta Islaamka ay ku soo biirtay Mareeg cusub oo kaa haqabtiri doonta Duruusta iyo Muxaadaraad
Golaha Isutaga Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Tahniyadda Ciidul-Adxaa u diray Ummadda Soomaaliyeed
(October 26, 2012)
Golaha isutaga Masaajida ee W/maraykanka waxay tahniyad ku began Ciidul-Adhxaa ugu tahniyadaynayaan Dhamaan Umada Islaamka ah.Gaar ahaan Umada soomaliyeed,dal iyo dibadba. Waxaana leenahay illaahay
Dalka Soomaaliya oo maanta oo si weyn looga ciiday ciidul Adxaa
(October 26, 2012)
Muqdisho:-Maxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho waxaana isku soo baxay dadweyne ku labisan dhar aad u qurxoon waaxana aad ka dheehan kartaa wajiyada dadweynaha iyo caruurta farxad iyo r
Daawo qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh Ahmed Xaji [Qaybta 1aad]
(October 26, 2012)
Boosaaso:-Shabakadda warar Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaysa Baraamijkii 1aad  oo ah Video ay qiraal ku samaynayaan qaar ka mid ah kuwii wax ka fulyey dilkii allaha u naxariis tee Shiikh
Madaxada JFS oo saaka salaadda shacabka kula dukaday Masjidka Isbaheeysiga(Masawiro)
(October 26, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka xarunta Madaxtooyadda marti qaad manaasabadda ciida darteed ugu sameeyey Masuuliyiinta Dowladdda fede
Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh.Axmed Xaaji.[1aad,2aad]
(October 26, 2012)
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa dhawaan  soo gaaray Cajalkii 2aad ee Video ah oo ay diyaariyeen gudiga Madax banaan ee baarayey dilkii Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Allaha u naxariistee, Gudig