Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo tababar loogu soo xiray magaalada Garoowe(Masawiro)
(October 22, 2012)
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxaa uu tababar u soo xirey cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Puntland waxaana tababrkan uu socday mudo dhan 4 bilood
Wargeyska Jylland Post oo mar kale qortay warbixin ku saabsan Morten Strom [Video]
(October 22, 2012)
Copenhagen:-Waxaa sidda dad badan oo akhristayaasha Halgan.net ah ay la socodeen qoraaladii kale duwanaa ee aan ka soo tarjunay saxaafada kale duwan ee ka soo baxda Danmarka gaar ahaan qoraaladii ku s
Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 22, 2012)
Wafdi ka socda Hey'adaha Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose, wafdigaan ayaa markii uu gaaray magaalada Kismaayo waxaa uu kormeer ku tegay  Dekkada
Xarun lagu Xanaaneynayo Caruurta darbi Jiifka oo laga hirgeliyey Muqdisho.[Daawomasawirada]
(October 22, 2012)
Muqdisho:-Sabtidii oo ku beegnayd 19/10/012, Magaalada Muqdisho ee Caasida Dalka waxaa laga furey xarun lagu xanaaneynayo caruurta darbi Jiifka ee ku dacdareysan Suuqyada, Qashin gubka iyo Laamiyada,