Wargeyska Jylland Post oo mar kale baahisay warbixin ku saabsan nin qeyb ku lahaa dilkii Sh Anwar al-Awlaki.[Video]
(October 15, 2012)
Copenhagen:-Wargeyska  Jylland Post  oo ah wargeys ka soo baxa dalka Danmark ayaa waxaa uu daabaca warbixin qoraal iyo muuqaal ah oo ku saabsan Morten Storm oo mudo sannado badan la shaqayna
Midowga Afrika oo gudoomiye cusub u doortay Dlamini Zuma
(October 15, 2012)
Adisababa:-Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee Koonfur Afrika Dlamini Zuma ayaa loo dhaariyay in ay noqoto haweenaydii ugu horreysay ee madax ka noqoto midowga Afrika. Gabadhani oo horey u ahayd x
Dowladda Philipine iyo jabhaddaba Islaamiga ah ee Moro oo gaaray Heshiiyay hordhac ah
(October 15, 2012)
Philipine :-Xukuumadda Philipine iyo jabhaddaba Islaamiga ah ee dagaalka gooni-goosadka ah ka waday koonfurta dalkaasi mudddada tobbanaanka sanno ah ayaa kala saxiixday heshiis horudhac ah oo qeexaya
Dowlada Jabuuti oo sheegtay in Maamul u sameynta J/hoose ay leedahay Dowlada Somalia(Dhageyso)
(October 15, 2012)
Jabuuti:-Wasiirka caddaaladda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay maamul u sameynta gobadalada Jubooyinka gaar ahaan magaalada Kismaay