Puntland oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur
(October 9, 2012)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa saaka waxaa uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Sanaag Maxamed Siciid Nuur oo lagu naanayso Dabayl iyo Taliyihii qaybta Booliska Gobol
Ciidamada AMISOM iyo Kuwa DFS oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalka Sh /Hoose
(October 9, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaarayo Degmada Walaweyn ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ay dhaqdhaqaaq ciidan ka wadaan duleedka garoonka Diyaaradaha ee Balli-doogle halkaas oo ay ka sameys