Warbaahinta dalka Denmark oo baahisay Nin Qeyb ku lahaa dilkii Sh Anwar al-Awlaki (Daawo)
(October 8, 2012)
Denmark:-Warbaahinta dalka Denmark tan maqal iyo muuqaalka ah iyo wargeysyada dhowr ah oo ugu afka dheer dalka Denmark ayaa aad u faafiyey nin qayb ka ahaa dikii Anwar al-Awlaki  oo ahaa hogaamiyihi
R/Wasaarihii Hore JFS Oo Kulan La Qaatay Xooghayaha Guud ee Ururka Islaamka
(October 8, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Xubno ka tirsan Golihiisii wasiirada ayaa kulan la qaatay wafti ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hogaaminay
Magaalada Jigjiga oo laga furay Machad cusub oo lagu magacaabo Al-Nebras Academic
(October 8, 2012)
Jigjiga:Magaalada Jigjiga ee caasimada deegaanka Soomaalida ayaa lagafuray Mac’had cusub oo lagumagacaabo Al-Nebras academic Waxaa kadhacay magaalada jigjiga ee caasimada Deegaanka soomaalida xaflad
Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey Dalka Uganda(Masawiro)
(October 8, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxmuud  ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda magaalada Kambala ee xarunta wadanka Uganda. Madaxweyn
War-saxaafadeed ka soo baxay dowllada Puntlland oo lagu beeniyey qoraal lagu qoray New York Times
(October 8, 2012)
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta ee dowllada Puntland ayaa waxaa ay ku tilmaameen qoraal lagu soo daabacay Oct. 4, 2012, New York Times, uuna qoray Mark Mazzetti and Eric Schmitt mid
Axkaamta Xajka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Video)
(October 8, 2012)
Norway:-Waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa muxaadaro ku saabsan Axkaamta Xajka oo uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka jeediyey Masjid Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo  ee xarunta dalka Norway.  Mu