Puntland oo gacanta ku dhigay 8 dabley ah oo wadada u galay Wafdi ka socda Turkiga.
(October 2, 2012)
Gaalkacyo:-Ciidanka Daraawiishta ee dowllada Puntland ayaa caawa gacanta ku soo dhigay 8 dabley ah oo wadadda u galay oo rasaasna huwiyey wafdi Turki  ah oo ka socda hay’adda horumarinta iyo iskaas
Tolow Maxaan isu badali la’nahay!!! Qaybtii 2aad W/Q: C/Qaadir Jaamac
(October 2, 2012)
Soomaaliya oo ah dal yar oo dadkiisu yihiin tiro ahaan inta New York city ku nool hadana isku Diin, (Islam) isku madhab (Shaaficiyo), isku luqad ( Soomaali), isku dhaqan iyo isku dad ah, Allah-na uu u
Arday loo tababaray Qiraa’aadka Quraanka Markazka Imaamu shaadhibi ee Laascaanood. [Video+Sawiro]
(October 2, 2012)
Laascaanood:-Ardaydan ayaa waxa si wayn loo baray qaababka kala duwan ee loo akhriyo qiraa" Ooyinka quraanka kariimka ah" markazkan ayaa waxa uu qaatay arday xula oo laga sooxulay ardayda dhamaysatay
Ciidamada huwanta oo si buuxda u galay magaalada Kismaayo iyo qarax laga maqlay
(October 2, 2012)
Kismaayo:-War haatan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ay si buuxda u galeen maanta duhurkii magaalada Kismaayo iyaga oo isku fidiyey dha
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(October 2, 2012)
Hiiraan:-Madaxweynaha DFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal booqasho ah ku tahay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan.Madaxweynaha iyo wafdigiisa  ayaa
Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu safar ku gaaro saaka magaalada Beledweyne
(October 2, 2012)
Hiiraan:-Madaxweynaha DFS, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Xilibaan ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa saaka la filayaa in ay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo ku