Khudbadii Madaxweynaha JFS Xasan Sh Maxmuud iyo Raisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Dhageyso)
(October 17, 2012)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka JFS oo lagu ansaxiyey Raisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa waxaa khudbado kala duwan ka jeediyey xarunta Baarlamaanka DF
Faahfaahin Weerar lagu qaaday ciidamo ka tirsan Kenya oo ka dhacay Magaalada Mombasa
(October 17, 2012)
Mombasa:-Waxaa isa soo taraya khasaaro ka dhashay weerar maanta lagu qaaday ciidamo ka tirsan Booliska dalka Kenya kuwaas oo howlgal ka waday magaalada Mombasa waxaana lagu weeraray laba Bam oo kuwa g
Afhayeenka Ururka Raaskambooni oo ka warbixiyey wafdi ka socda IGAD oo tagay Kismaayo.[Dhagayso]
(October 17, 2012)
Kismaayo:-Afhayeenka ururka Raaskambooni C/nassir Seeraar ayaa waxaa uu ka warbixiyay wafdi ka socda  urur gobolleedka IGAD oo maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose mar uu
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 17, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu kulamo kala duwan la qaatay madaxada DFS ,Saraakiisha ciidanka Kenya iyo M
Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon
(October 17, 2012)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka JFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansaxiyey Raisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon waxaana kulanka maanta ka soo qeyb galay 215 xild
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.
(October 17, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socda IGAD iyo xubno ka tirsan beesha caalamka ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose wafdigaan ayaa waxaa ay safar ku soo mareen magaalada