Yaa dilay Cusmaan ina cafaan A.K.R.N? Qaybtii 2aad
(February 28, 2013)
C/llaahi ina Saba’ iyo kooxdiisii waxay sii labajibaareen kicintii iyo abaabulkii, waxayse gun iyo caar bixisay sanad kii 33aad ee hijriyada markii Al-ashtar Al-nakhaci uu uruursaday rag tobaneeyo a Nadwo diini oo caawa ka dhacaysa Masaajidka weyn ee Jaamic Al- huda ee magaalada Hargeysa
(February 28, 2013)
Hargeysa :-Waxa caawa oo jimce ah ka dhacaysa Masaajidka wayn ee jaamic AL- HUDA ee xafada kaalinta sideedaad ka qabsoomi doonta NADWO cilmiyeed diini oo ay ka qayb gali doonaa culimo iyo ducaad ku

(February 28, 2013)
Buur-hakabo:-Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaa shalay la wareegay degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ka dib markii ay kooxda al-Shabaab isaga baxeen Degmadaas .Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaan

(February 28, 2013)
Kismaayo:-Waxaa ka furmay maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose shir in muddo ahba qabanqaabadiisu ay socotay kaas oo Maamul gobaleed loogu sameynayo gobollada Jubbada Hoose, Jubbada

(February 28, 2013)
Muqdisho:-Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hambalyo u diray ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka dib markii ay kooxda ALShabaab ka saareen Degmada Buurhakabo Gobalka Baay wuxuuna Sheegay in

(February 28, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (

(February 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay ilaa 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Max Shirkii maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo ka furmay Kismaayo
(February 28, 2013)
Kismaayo:-Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Shirkii maamul u samaynta Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Shirka ayaa saaka waxaa ergooyinka ka qayb gal

(February 27, 2013)
Garoowe:-Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen maanta waxgaradka Cuqaasha iyo culimaa'udiinka gobolka Nugaal ayaa maanta lagu qabtay magaalada Garoowe waxaana kulankaas sidoo kale ka soo qeyb galay m

(February 27, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta la horkeenay Maxkamada darajada 1aad ee ciidanka qalabka ee Puntlland dhagar qabayaashii dilay oo qaybta ka ahaa dilkii foosha xumaa ee Sh. Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan allaha u
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|