Sheega shooyinka Al-shabaab iyo Ficilkooda is khilaafsan W/Q C/raxmaan Aw Ciise Muuse
(March 10, 2013)
Ururka Al-shabaab wuxuu horay umadda soomaaliyeed ugu sheegay in ay diinta ilaahay u gar gaarayaan oo ku dhaqankii shareecada soo celinayaan, taasoo dad badani run moodeen, soona dhoweeyeen, maadaamaa Yaa diley Cusmaan ina Cafaan? Qaybtii 3aad. W/Q Sh Fu’aad Max’ud Xaaji Nuur
(March 10, 2013)
Dadkii fitna wadayaasha ahaa waxa aan soo sheegnay in ay dacaayado ka faafin jireen khaliifkii ummadda Cusmaan A.K.R.N, haddaba waxaa iswaydiin mudan maxay ahaayeen dacaayadahaasi? maxaase ka run ahaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/03/Hoolka_shirarka_Alshacab.jpg)
(March 10, 2013)
Gaalkacyo:-Dugsiga Alshacab ee magaalada Gaalkacyo wuxuu furmay sannad dugsiyeedkii 2007/2008. Dhismihiisuna wuxuu bilowday sannadkii 2007, wuxuuna dhamaystirmay 2009. Hirgalinta dugsiga waxaa garwad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/03/DSC05129.jpg)
(March 10, 2013)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo waftigii uu hogaaminayey oo maalintii labaad booqasho ku joogo maamul gobleedka Puntland ayaa khudbad dheer ka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/03/11.jpg)
(March 10, 2013)
Garoowe:-Ra'isal wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon 'Saacid' ayaa maanta kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha dowlada Puntland ee ku yaal magaalada Garoowe waxaana kormeerka ku weheliyey Madaxwe
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/03/DSC03059.jpg)
(March 10, 2013)
Johannesburg:-Waxaa shalay oo taariikhada ay ahayd 08/03/2013 bacdal maqrib ka dhacay hoolka shirrarka xarunta ALBAYAAN kulan ay isugu imaadeen odayaasha hogaanka u ah soomaalida iyo majliska dacwada
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|