Madaxweynaha DFS oo kulamo la qaatay Madaxweynaha Turkiga, Amiirka Qadar, Iyo Hillary Clinton.
(September 26, 2013)
Newyork:-Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta kulamo gaar ah la yeeshay qaar ka mid ah madaxda caalamka. Madaxweyne Xasan ayaa la kulmay Madaxweynaha Turkiga Mudane Cabdulah Guul, Amiirka Qata
2 Qarax oo caawa ka dhacay Degmada Wajeer ee gobalka W/Bari Kenya
(September 25, 2013)
Wajeer:-Wararka ka imaanaya caawa magaalada Wajeer ee gobalka waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in ay caawa ay ka dhaceen ilaa labo qarax oo is xigay waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Warar hordh
Sh.Xasan Daahir Aweys maxaan ku wada hadalnay? W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(September 25, 2013)
Ma jeclayn inaan Sheekha u tago isaga oo maxbuus ah, mana doonayn inaan ku adkeeyo arrimo uu horay uga soo diiday rag fara badan oo wax-walbaale ah oo runtii u danqanayey, iigana dadaal badnaa isaga d
Kal-fadhigii 24-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo ka furmay Geneve
(September 25, 2013)
Geneve:-Kal-fadhigii 24-aad ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo maanta ka dhacay magaalada Geneve - Switzerland ee sida gaarka ah diiradda loogu saaray Xuquuqda Aaadanaha Soomaaliya ayaa
DFS oo guddi u magacawday Qaban-qaabada Shirka dib-u-heshiisiinta Jubba
(September 25, 2013)
Muqdisho:-Iyadoo laga amba-qaadayo Heshiiskii 27-kii August 2013 ku dhex maray magaalada Addis Ababa Dawladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubba, oo ahaa tallaabo horumar leh oo loo
Madaxweynaha DFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga
(September 25, 2013)
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo safar shaqo ah ku joogo dalka Maraykanka kulan khaas ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga H.H. Saud
Al-shabaab yaa dhalay? qaybtii 5aad Sh Axmed Cabdisamad
(September 25, 2013)
Inta aynaan ka hadlin halka ay ka soojeedaan kooxaha Takfiir, Qaacido iyo Shabaab: ma Salafiyo ayaa asal u ah mise Ikhwaan mise cid kale?. Ma Sucuudi ayay ka yimaadeen mise Masar mise meel kale? Kutub
Al-shabaab yaa dhalay? qaybtii 4aad W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(September 24, 2013)
Laga soo bilaabo markii maxkamaduhu jabeen waxaa taagnayd eed loo jeedinayo wadaadada gaar ahaan maxkamadaha oo ahayd balaayadaan idinkaa noo keenay iyo waad noo qariseen. Marar badan iyo meelo kala d
Afhayeenka Al-shabaab oo waraysi siiyey Channel 4 News.[Dhagayso]
(September 24, 2013)
London:-Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa waxaa waraysi gaar ah la yeeshay Tv-ga Channel 4 News waxaan ay wax ka wiidiiyeen warar badan oo saxaafadu ay qortay oo ku saabsan in g
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo la hadlay shacabka Kenya.[Daawo]
(September 24, 2013)
Nairobi:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabanesa jeediyey goordhow waxaana uu uga hadlay halka uu marayo howlgalada ciidamada dalka Kenya iyo kuwa huwanta ay ka wa

« Previous PageNext Page »