Rasaas weli laga maqlayo xarunta ganacsiga Westgate Shopping Mal ee Nairobi.[Daawo Live]
(September 22, 2013)
Nairobi:-Waxaa weli laga maqlaya rasaas goos goos ah  xarunta ganacsiga ee Westgate Shopping Mall oo maalintii shalay ahayd ay weerareen Al-shabaab sidda uu sheegtay afhayeenkooda Shiikh.Cali Maxamuu
Puntland oo cambaaraysay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsiga Westgate Mall
(September 22, 2013)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowllada Puntllnad ayaa  waxaa ay ku sheegeen in ay si adag u can baaraynayaan weerarkii ay ururka Al-shabaab  ay ku qaateen xarunta ganacsiga Westgate Mall ee N
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka DFS oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(September 22, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta lagu dilay magaalada Muqdisho xildhibaan Xuseen Cabdisalaan oo ka tirsan baarlamaanka DFS. Koox aan heybtooda la aqoon ay
R.W.Saacid iyo wafdi uu hogaaminayo oo u dhoofay Geneva, (Warsaxaafadeed)
(September 22, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Geneva ee d
Ra’iisul Wasaaraha oo qadka telefoonka uga tacsiyadeeyey Madaxweynaha Kenya Mr. Uhuru
(September 22, 2013)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee ka dhacay suuq laga dukaameysto oo lagu magacaabo
Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyooday magaalada London
(September 21, 2013)
London:-Waxaa maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada London gaar ahaan Isbitaalka University College Hospital London (UCLH) ,Allaha u naxariistee Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo in mudo ah xa
C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle) oo caawa lagu dilay Gaalkacyo
(September 21, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa caawa lagu dilay allaha u naxariistee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug C/casiis Maxamed Cumar (ina dhoqle), waxaan kooxda hubaysan ay dhaawac u geysteen labo nin oo marxuu
Iska horimaad ka socda weli Westgate Mall magaalada Nairobi
(September 21, 2013)
Nairobi:-Iska horimaad ayaa weli ka socda gudaha Westgate Mall magaalada Nairobi iyadoo weli kooxdii hubaysnayd ee weerar ka ka danbeeyey ay ku sugan yihiin qayb ka mid ah Dhismaha Westgate Mall, dad
Weerar lagu qaaday Westagate Mall iyo Ururka Al-Shabaab oo sheegtay
(September 21, 2013)
Nairobi:-Kooxo ku hubeysan oo aan ilaa haatan la aqoon heybtooda ayaa waxay weerar ku qaadeen gudaha Suuqa caanka ah oo lagu magacaabo Westagate Mall oo ku yaal xaafada Westland ee magaalada Nairobi.
Wasaarada warfaafinta Puntland oo shaqada ka joojisay TV-ga Universal
(September 21, 2013)
Garoowe:-Dowlad Puntland ayaa maanta si rasmi ah shaqada uga joojiyey telefishinka Universal ee ka howlgali jiray degaanada Puntland waxaana lagu eedeeyey in uusan soo tabin khudbadii Madaxweynaha Pun

« Previous PageNext Page »