Ra’iisul Wasaare“Saacid” oo si kulul u cambaareeyey qaraxii ka dhacay Boossaaso

December 5, 2013 - Written by Editor

saacid1Muqdisho, December 5, 2013—–Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka bahal nimada  ee lagu xasuuqay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.“Waan cambaareynayaa qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ee lagu laayay dadka shacabka aan waxba galabsan. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Shirdoon ayaa tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weerarkaasi, wuxuuna alle uga baryaya inuu janada geeyo, samir iyo iimaana ka siiyo dadkii ay ka baxeen iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

“Kooxaha nabadiidku waxay mar kasta dhibaatada ugu badan u geystaan shacabka, mana ka daalayaan daadinta dhiiga shacabka” ayuu mar kale yiri Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid.”

Ayuub Ismaciil Yuusuf
Press Officer Office of the Prime Minister
Tel: 00252616263434
Mogadisho-Somalia
media@opm.gov.so

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online