Culimada Sool oo deeq gaarsiiyey dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Taleex.[Video]
(December 18, 2013)
Taleex:-Waxaa culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Sool ee xarunta Laascaanood ay deeq lacageed gaar siiyeen dadkii rayidka ahaa ee dhibaatadu ka soo gaartay iska horimaadkii hubaysanaa ee ka dhac
Dagaalka ka socda koonfurta Sudan oo galay maalintii Labaad (Daawo)
(December 18, 2013)
Juba:-Waxaa wili ka socda magaalada Juba ee xarunta dalka Koonfurta Sudan dagaal waxaana dagaalka uu ku sii fiday deegaano hor leh waxaana uu isku badalay dagaal sokeeye waxaana ku dhintay ilaa haatan
Isimo, siyaasiyiin iyo xubno ka socda UNSOM oo ku howlan xalinaya Khilaafka Puntland
(December 18, 2013)
Gaalkacyo:-Xaruunta Puntland ee Garoowe waxaa laga dareemayaa dhaqdhaaq iyo dadaal loogu jiro in dhaqso loo dhameeyo khilaafka u dhexeeya madaxweynaha Puntland iyo musharixiinta u tartamaya xilka mada
Meydadka Takhaatiirtii lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho oo la geeyey Isbitaal Madiina
(December 18, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caawa ayaa sheegaya in meydadka Takhaatiirtii maanta lagu laayey duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Siinka Dheer caawa la geeyey is
Xildhibaan ka tirsan DFS oo caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho
(December 18, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan Xasan Muxumad Cali (Sokorliin) oo ka mid ahaa XIldhibaannada Golaha Shacabka oo i
Madaxweynaha DFS oo ka hadlay Takhaatiir lagu dilay duleedka Muqdisho
(December 18, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii waxashnimada lahaa ee loo geystey takhaatiirtii Siiriyaanka iyo kuwii Soomaalida ahaaba
Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo magaalada Garoowe soo gaaray.[Masawiro]
(December 18, 2013)
Garoowe:-Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mid ah Issimada waaweyn ee soo jireenka ah ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Islaan Bashiir Islaan Cab
Dad badan oo xalay laga raafay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi
(December 18, 2013)
Nairobi:-Ciidamada ammaanka dalka Kenya, ayaa  xalay mar kale howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka sameynayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Ciidamada oo wata gaadiid, nooca waaweyn iyo kuw
Madaxweynaha DFS oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Denmark
(December 18, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Denmark, H.E. Geert Aagaard Andersen.   M
Dhaqaatiir oo lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho
(December 18, 2013)
Muqdisho:-War goor dhow na soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dhaqaatiir Ajnabi iyo Soomaali lagu laayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho, kadib markii rag labisan dareyska ciid

Next Page »