Dagaalka ka socda koonfurta Sudan oo galay maalintii Labaad (Daawo)

December 18, 2013 - Written by Editor

sudanJuba:-Waxaa wili ka socda magaalada Juba ee xarunta dalka Koonfurta Sudan dagaal waxaana dagaalka uu ku sii fiday deegaano hor leh waxaana uu isku badalay dagaal sokeeye waxaana ku dhintay ilaa haatan dad ka badan 500 ruux.

Madaxweynaha dalka Koonfurta Sudan Salva Kiir ayaa shalay sheegay in ciidanka dowladiisa ay fashiliyeen afganbi uu hogaaminayey Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Koofurta Sudan Reik Machar.

Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Koofurta Sudan Reik Machar ayaa beeniyey in uu ku lugleeyahay dagaalka ka socda magaalada Juba waxaana uu sheegay in dagaalka uu sababay is afgaran waa ka dhexsocda ciidanka Madaxtooyada dalka Koonfurta Sudan.

Hoos Ka Daawo Warbxinta dagaalka ka socda dalka Koonfurta Sudan

C/Casiis Maxamed
Halgan.net
Aljazeera

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online