Qu,aanka Muxuu ka Sheegay Nabi Ciise CSW Sheekh Maxamuud Abu Dhalxa(Daawo)
(December 26, 2013)
Denmark:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu Sheekh Maxamuud Abu Dhalxa ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagan waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa u jeediyey Dhalinyarada Ma
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo caawa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya
(December 26, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta u ambabaxay Nairobi si uu uga qeybgalo Shirka aaan caadiga aheyn ee Madaxweynayaasha dalalka IGAD oo
Sh Maxamed Idirs oo Safar Dacwo ku soo gaaray dalka Danmark.[Daawo]
(December 26, 2013)
Copenhagen:-Sheekh Maxamed Idirs oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa safar dacwo ku soo gaaray dalka Danmark gaar ahaan caasimada Copenhagen, Sh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu maalmo ka hor gaaray Da
Nadwadii ka socotay Garoowe oo caawa looga hadlay Midnimada.[Masawiro]
(December 26, 2013)
Garoowe:-Nadwadii ka socotay Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe ayaa gashay habeen keedii Afaraad ,caawa waxaa lagu lafa guray nadwada Muxaadaro cinwaan keedu yahay Midnimada ,waxaa soo jeediyay
Wafdi culumo ah oo socdaal dacwo ku tagay magalada Kampala (Masawiro)
(December 26, 2013)
Kampla:-Waxaa dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyay ku sugan Magaaladda Kampala ee Caasimadda dalka Uganda Shiikh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun, Shiikha ayaa u soo gaaray Maaaladda Kampala si uu halkan
Abu Yasir Al-Muqdishi oo ka hadlay dilkii Cabdirizaq Burundi.[Dhagayso]
(December 26, 2013)
Muqdisho: Abu Yaasir Al-Muqdishi ayaa ka hadlay dil loo geystay  Cabdirizaq Burundi oo ka mid ahaa raga Muhaajiriinta ee ka garab dagaalamayey Ururka Al-Shabaab. Dilka loo geystay Cabdirizaq Burundi
Ahmiyadda Amnigu leeyahay iyo ilaalintiisa Sh C/naasir Xaaji iyo Sh Daahir Aw Cabdi.[Dhagayso]
(December 26, 2013)
Garoowe:-Magaalada Garowe ee xarunta dawladda Puntland waxaa habeenkii labaad ka socda Nadwo loo qorsheeyay in ay mudo afar habeen ah socoto islamarkaana looga faa’ideeyo bulshada Soomaaliyeed ee Mu
Mu’tamarkii 14aad ee Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka oo ka bilawday Seattle‏
(December 26, 2013)
Seattle:-Waxaa Galabta Saacadu markay ahayd 3:30Pm Waqtiga Seattle ee Gobalka WA ka bilawday Mu'tamarkii Sanad laha ahaa ee golaha Iimaamyada ee Waqooyiga Maraykanka, Mu'tamarka Sanadkan oo ay nasiib
R/W Dr. Cabdiwali Maxamed Axmad oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
(December 26, 2013)
Muqdisho:-Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cabdiwali Maxamed Axmed, waxaana munaasabadan goo