Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo lagu soo dhaweeyey Buuhoodle.[Masawiro]

December 16, 2013 - Written by Editor

114Buuhoodle:-Abwaan Axmed Faarax Cali Idaajaa oo ka mid ah abwaanada dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u danbeeyey waxaa ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn, waxgaradka iyo Cuqaasha Gobolka Cayn ayaa si weyn u soo dhaweeyey Abwaan  Axmed Faarax Cali Idaaja waxaan xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey xarunta Jaamacadda Bariga Afrika  fareeceeda Buuhoodle.

Xaflada soo dhaweynta oo ka dhacday xarunta Jaamacadda bariga Afrika farceeda Buuhoodle ayaa waxaa ka soo qayb galay  masuuliyiinta Boodhka jaamacada bariga afrika ee Buuhoodle.

no images were found


Xaflada ayaa waxaa ugu horayn ka hadlay Abwaan Axmed Faarax Cali Idaaja, gudoomiyaha ardayda jaamacadda bariga afrika faraceeda Buuhoodle Xassan Macalin Cali iyo Sh.Cumar Axmed oo ka mid ah culimo’awdiinta waaweyn ee gobalka cayn.

Buuhoodle,Gobolka Cayn
Halgan.net,Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online