Bam Gacmeed caawa lagu weeraray Hotel Rooble ee magaalada Boosaaso

December 16, 2013 - Written by Editor

qarax-bomBoosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Bam Gacmeed lagu tuuray Hotel Rooble waxaana Bamka la tuuray ku dhimatay haweenay ah waxaana dhaawac fudud uu soo gaaray 5 qof oo kale

5 Qof ee uu soo gaaray dhaawaca Fudud waxaa ka mid ah  Xeer ilaaliyaha Maxkamada Darajada kowaad ee gobalka Bari Bashiir Ismaaciil Hoobalay. waxaana dhamaan dadkii dhaawac soo gaaray la geeyey Isbitaalka Boosaaso.

Weerarka caawa ayaa waxaa uu ku soo aaday xili todobaad ka hor uu qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay magaalada Boosaaso kaas oo ay dad badan oo rayid ah ku dhaawacmeen.

Ciidamada Amaanka magaalada Boosaaso ayaa wada howlgalo lagu baadigoobayo cidii Bamka tuurtay ka wada gudaha Boosaaso ,waxaana ay ciidamada qabteen dhowr qof oo laga shakiyey.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online