Boqor Burhaan Boqor Muuse oo lagu soo dhaweeyey magaalada Garowe.[Masawiro]

December 24, 2013 - Written by Editor

10Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah Isimada Puntland  waxaana socdaalkiisa ku weheliya cuqaad,yo nabadoono caan ka ah gobalka Karkaar.

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe waxaa soo dhaweeyey Isimo,qaar ka mid ah Musharaxiinta,iyo waxgarad iyo maamulka gobalka Nugaal.

no images were found

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu ku biiri doonaa Isimida Puntland ee haatan ku sugan Garoowe kuwaas oo marjac u ah Puntland waxaana ay haatan ku mashquulsan yihiin sidii ay xal u dhexdhigi lahaaayeen Madaxwey naha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo Mushharaxiinta Puntland kuwaas oo isku khilaafsan gudiga soo xalinta Khilaafaadka .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online