Deeq la gaar siiyey degaanka Garguush ee degmada Xaafuun(Masawiro)

December 3, 2013 - Written by Editor

DSC00036Xaafuun:-Iyadoo wali uu socdo gurmadka la gaarsiinayo deegaanada ay deganaayeen dadkii ku wax yeeloobay duufaantii ku dhufatay qaar ka mid ah deegaanada Puntland, ayaa waxa ay mu’asasada al-minhaaj oo kaa shanaysa culumadeeda  ay gaarsiisay deegaanka Garguush ee degmada xaafuun  deeq raashin ah.

no images were found

Deeqdan raashinka ah ayaa isugu jirtay bur, bariis, baasto, sonkor, saliid iyo timir, waxaan halkaa geeyae gudi uu horkacayo Sheekh Yuusuf c/casiis.Deeqdan raashinka ah ayaa qayb ka ah gurmad ay mu’asasada al-minhaaj iyo culumada Puntland ay gaarsiinayeen dadka ay dabaylaha iyo roobabka iswatay ay saameeyeen.

Mu’asasada al-minhaaj
Boosaaso, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online