Ku xigeenka duqa Gaalkacyo oo Bam lagu weeraray

December 31, 2013 - Written by Editor

GaalkacyoGaalkacyo:-Waxaa saaka Miino dhulka lagu aaso lagu weeraray ku xigeenka duqa Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax, waxaan soo gaaray dhaawac fudud oo u badan firir. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax, ayaa hadda waxaa lagu daaweynaya Isbitaalka guud ee Gobolka Mudug ee magalaada Gaalkacyo iyadoo Dhakhaatirtu ay saxaafada u sheegeen in xaaladiisu tahay mid wanaagsan.

Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax, ayaa Bam lagu tuuray xili uu ku sugnaa Afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaal Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalakacyo. Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa waxaa soo gaaray ciidamo ka tirsan Booliska magaalada Gaalkacyo waxaan ay wadaaan howl galo ay ku baarayaan cid ka danbaysay Bamka lagu weeraray saaka ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Cabdi Cismaan Faarax

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online