Liiska Xildhibaanadii hore ee dib ugu soo laabtay golaha wakiilada Puntland

December 30, 2013 - Written by Editor

2Garoowe:-Qaar ka mid ah xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada Puntland ayaa mar kale dib ugu soo laabtay baarlamaanka cusub ee Puntland ee caawa ay shaaciyeen guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta baarlamaanka cusub ee Puntland waxaana ay gaarayaan ilaa 21 xubnood waxaana ay ka soo kala jeedaan dhamaan goballada Sanaag iyo Haylaan, Bari, Karkaar iyo Gardfuul, gobalka Nugaal, Sool iyo Ceyn iyo gobalka Mudug.

Xildhibaanadii hore ee dib ugu soo laabtay golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa ay kala yihiin.

Gobolka Mudug:-

1) C/rashid Maxamed Xirsi “Leelkase”
2) Axmed Jamac Cabdulle “Awrtable”
3) Xasan Xaange Maxamed Farax “Reer Bicidyahan”
4-Cabdiqaadir Faarax Bootaan, Cumar Maxamud.

Gobolka Nugaal:-

1) Maxamuud Farax Warsame ” Ciise Maxamuud”
2) Maxamed Farax Nuux ” Leelkase”
3) Burhaan Adan Aw Cabdi ” Bahdubeys”

Gobolka Sool iyo Ceyn:-

1) Saadaq Abshir Garaad “Maxamud Garad”
2) Cali Jamac Farax “Maxamud Garad”
3) Adan xaaji Xusein Ismaaciil “Faarax Garaad/Baharasame”
4) Cali Axmed Cusmaan “Faarax Garaad/Barkad”
5)Xusein Yasiin Xaaji Diiriye “Bah Nugaaleed/Khaalid”
6) Xariir Gaas Gutaale “Bah Nugaaleed/Hayaag”
7).Axmed Maxamed Jibriil
8).Faarax Sulub Jaamac

Gobolada Sanaag iyo Haylaan:-

1) Axmed Cali Xaashi ” Bahmajeerteen
2) Maxamed Cali Guleed ” Reer Saalax”
3) Ismaaciil Cabdi Abtiile “Maxamud Garad”

Gobolada Bari, Karkaar iyo Gardfuul:-

1) Salaad Xareed Cali “Sawaaq Roon”
2) Maxamed Cusmaan Xasan “Ismaaciil Saleebaan”
3) Saciid Cali Maxamed “Cabdi Koombe”

Doorashada Puntland ayaa sanadkan ah mid xasaasi ah lamana saadaalin karo cida ku guuleysan doonta doorashada Madaxweynanimada Puntland oo dhacaysa 8-Jan 2014.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online