
(May 7, 2014)
Baargaal:-Ciidamada badda ee dowladda Puntland PMPF oo howlgalo ka sameeyey xeebta Gobolka Guardafu ayaa gacanta ku dhigay ilaa 4 dooni oo si sharci daro ah uga kaluumay sanayey Xeebta Baargaal ee e

(May 7, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana u ka hadlay baaqii ay soo jeediyeen qaar ka mid ah xildhibaanada DFS kaas oo ahaa in xilka

(May 7, 2014)
Laascaanood:-Sh.Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka mid culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya xaruntiisuna ay tahay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro uu uga hadla

(May 7, 2014)
Qardho:-Qaban qaabada Xaflada Caleema Saarka Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa ay si weyn uga socotaa magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.Gudiga Qaban Qaabada Xaflad

(May 7, 2014)
Marka :-Raisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa ay maanta gaareen degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey mas

(May 7, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culumada ugu waawayn geeska Africa ayaa dhawaanahanba ku sugnaa deegaanka somalida Ethiopia ee jigjiga iyo gobollada kale ee deeganku ka kooban yahay She

(May 7, 2014)
Yemen:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yemen waxa uu shalay kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Dawladda Yemen Dr. Abu-Bakar

(May 7, 2014)
Sanca:-Wasiirka wasaarada waxbarashada ee Puntland Mudane.Cali Xaaji Warsame ayaa kulan muhiim ah kulan kula qaatay Magaalada Sanca ee caasimadda dalka Yeman Wasiirka waxbarashada ee dawladda Yemen Dr
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|