
(May 8, 2014)
Hargeysa:-Mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka oo kaashanaysa ha,ada sama falka ee gees afrika ayaa soo afmeertay kulan diini ah oo labadii maalmood ee u danbeeyey ka socday xarunta Jaamacada

(May 8, 2014)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegay in xalay uu dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo koox ka tirsan Al-shabaab oo ay ciidanku ka war heleen in a Raisul wasaaraha DFS oo gaaray degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose
(May 8, 2014)
Muqdisho:-Raisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxaa uu gaaray degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Maamulka Deg

(May 8, 2014)
London:-Warbaahinta dalka Ingriiska gaar ahaan Joornaalka caanka ah ee Independenta ayaa saaka waxaa uu qoray in Mustafe Kaamil (Abu Hamza Al-Masri) oo ahaa imaan Masjid ku yaal xaafadda Finsbury Pa Macalin Kenyaan ah oo lagu dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo
(May 8, 2014)
Gaalkacyo:-Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu dilay Macalin bare ka ahaa Mac-hadka Vision International College oo ku yaala waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Macalinkaan ayaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|