Kulankii 2aad ee sanadkan ee Ducaada Johannesburg oo qabsoomay[Masawiro]
(May 9, 2014)
Johannesburg:-Shalay oo taariikhdu ahayd 08/05/2014 oo ahayd maalin Khamiis ah ka dib Salaadoii Makhrib ayaa waxaa ka dhacay xarunta Al-bayaan ee Johannesburg kulankii 2aad ee ducaada Johannesburg, ku
Xaflad lagu soo bandhigayey Mujallada (Alciffah) Tirsigii 3aad oo lagu qabtay Laascaanood[Masawiro]
(May 9, 2014)
Laascaanood:-Xaflad ay soo Agaasimeen Golaha Ardayda Gabdhaha ah ee ka baxay Mac-hadka Alfurqaan ee magaalada Laascaanaod ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa lagu qabtey Hoolka Xafladaha iyo Kulamada e
Ra’iisul Wasaarah DFS Cabdiweli Sh.Axmed oo ka warbixiyey safarkiisii gobolka Sh/Hoose[Dhagayso]
(May 9, 2014)
Marka, 08, May, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaami nayo oo booqasho labo maalin ah ku tagay gobolka Shabellaha hoose aya
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Dr Sh.Maxamed Xassan.[Dhageyso]
(May 9, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Al.Hidaaya waxaana khudbada maanta jeediyey Dr Sheekh.Maxamed Xassan waxaana uu sheekha khudbadiisa uga hadlay  Cibaadadd qofka uu
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso Sh.Daahir Aw Cabdi.[Dhagayso]
(May 9, 2014)
Boosaaso:-Sheekh.Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliya aadna loogu xasuusto Masjidkii Ceel hindi ee magaalada Muqdisho ayaa mar kale maanta waxaa uu ka jeediyey khudbadii J
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey Garoowe(Masawiro)
(May 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaami nayey oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Ethiopia iyo Yemen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada
Ciidanka Malaysia oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab
(May 9, 2014)
Malaysia:-Wararka ka imaanaya dalka Malaysia ayaa sheegaya in Ciidanka la-dagaallanka argagixisada ee dalkaas ay gacanata ku dhigeen xubin ay sheegeen in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab waxaana u
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe
(May 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo in dhawaalo ah safar ugu maqnaa dalalka Itoobiya iyo Yeman ayaa maanta dib ugu soo noqday magaalada Gar
Xaaladda ay ku nool yihiin Soomaalida ku dhaqan Nairobi [Warbixin]
(May 9, 2014)
Nairobi:-Waxaa marba marka ka dambeysay sii adkaaneysa xaaladda ay ku nool yihiin Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi.Muddo bil iyo bar ku siman ayaa magaalada Nairobi, gaar ahaan xaafadda Islii ee